Qoor-qoor oo ku laabtay Dhuusamareeb iyo Sababta ka dambeysa (Sawirro)

Madaxweynaha Dowaladda  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Dhusamareb ee Caasimadda Galmudug. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa si diirran garoonka diyaaradaha ee Ugaas Nuur ugu soo dhaweeyay Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid, Guddoomiyaha Baarlamanka Mudane Maxamed Nuur gacal, qaar ka mid ah xildhibaanada … Continue reading Qoor-qoor oo ku laabtay Dhuusamareeb iyo Sababta ka dambeysa (Sawirro)